Taariikhdii Labaad 33:24-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Oo addoommadiisii ayaa shirqool u dhigay, oo gurigiisay ku dileen.

25. Laakiinse dadkii dalka degganaa ayaa wada laayay kuwii Boqor Aamoon sirqoolka u dhigay oo dhan, oo dadkii dalka degganaa waxay meeshiisii boqor uga dhigeen wiilkiisii Yoosiyaah.

Taariikhdii Labaad 33