Taariikhdii Labaad 33:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu sameeyey wax shar ku ah Rabbiga hortiisa sidii aabbihiis Manaseh u yeelay oo kale. Oo Aamoon wuxuu allabari u bixiyey sanamyadii xardhanaa ee uu aabbihiis Manaseh sameeyey oo dhan, wuuna u adeegay.

Taariikhdii Labaad 33

Taariikhdii Labaad 33:16-25