Taariikhdii Labaad 33:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Manaseh falimihiisii kale iyo baryadii uu Ilaahiis baryay, iyo erayadii wax arkayaashii ay isaga kula hadleen magaca Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, bal eeg, waxay ku qoran yihiin kitaabkii falimihii boqorradii dalka Israa'iil.

Taariikhdii Labaad 33

Taariikhdii Labaad 33:14-25