Taariikhdii Labaad 33:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ilaahyadii qalaad iyo sanamkiiba ka bixiyey gurigii Rabbiga, oo meelihii allabariga ee uu ka dhisay buurtii guriga Rabbiga iyo Yeruusaalem gudaheedaba dhammaantood wuu dumiyey, oo magaaladii wuu ka wada tuuray.

Taariikhdii Labaad 33

Taariikhdii Labaad 33:10-21