Taariikhdii Labaad 32:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase ahaatee markay amiirradii dalka Baabuloon isaga cid ugu soo direen inay soo haybiyaan waxa uu yahay yaabka dalkiisa lagu dhex sameeyo ayaa Ilaah isagii uga tegey inuu tijaabiyo oo ogaado waxa qalbigiisa ku jira oo dhan.

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:28-33