Taariikhdii Labaad 32:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase ahaatee Xisqiyaah wuu is-hoosaysiiyey oo kibirkii qalbigiisa wuu ka soo noqday isaga iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhammuba, sidaa daraaddeed cadhadii Rabbigu iyaga kuma ay soo degin wakhtigii Xisqiyaah.

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:25-33