Taariikhdii Labaad 32:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxyaalahaas iyo aaminnimadaas dabadood waxaa yimid oo dalka Yahuudah soo galay Seenxeeriib oo ahaa boqorkii Ashuur; magaalooyinkii deyrka lahaana ayuu weeraray, wuuna ku talo jiray inuu iyaga qaato.

Taariikhdii Labaad 32

Taariikhdii Labaad 32:1-6