Taariikhdii Labaad 31:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Xisqiyaah iyo amiirradiiba markay yimaadeen oo arkeen tuulmooyinkii, ayay Rabbiga ku mahadnaqeen, dadkiisii reer binu Israa'iilna way u duceeyeen.

Taariikhdii Labaad 31

Taariikhdii Labaad 31:5-10