Taariikhdii Labaad 31:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo weliba waxaa qayb la siiyey kuwii lagu tiriyey abtiriskii laboodka, intii saddex sannadood jirtay ama ka sii weynaydba, iyo xataa mid kasta oo guriga Rabbiga sidii maalin kasta hawsheeda loo doonayay u geli jiray adeegidda loo amray iyaga sidii kooxahoodii ay kala ahaayeen,

Taariikhdii Labaad 31

Taariikhdii Labaad 31:8-21