Taariikhdii Labaad 31:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Qore ina Yimnaah oo ahaa reer Laawi, oo ahaa iridjoogihii joogay iridda bari, isna wuxuu u talin jiray qurbaannada ikhtiyaarka loogu bixiyo Ilaah inuu qaybiyo qurbaannada Rabbiga iyo waxyaalaha ugu wada quduusan.

Taariikhdii Labaad 31

Taariikhdii Labaad 31:10-21