Taariikhdii Labaad 30:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidii awowayaashiin ahaan jireen, idinkuna ha noqonina dad madax adag, laakiinse idinku Rabbiga isu dhiiba, oo gala meeshiisa quduuska ah oo uu weligiisba quduus ka dhigay, oo u adeega Rabbiga Ilaahiinna ah, si cadhadiisa kululi ay idiinka noqoto.

Taariikhdii Labaad 30

Taariikhdii Labaad 30:1-13