Taariikhdii Labaad 30:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Xisqiyaahna wuxuu dhiirrigeliyey kuwii reer Laawi oo hawsha Rabbiga aad u yiqiin. Oo toddobadii maalmood ee iiddu socotayba wax bay cunayeen, iyagoo qurbaanno nabaadiino bixinaya, oo Rabbiga ah Ilaahii awowayaashood u mahadnaqaya.

Taariikhdii Labaad 30

Taariikhdii Labaad 30:15-24