Taariikhdii Labaad 30:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa jiray kuwo badan oo shirka ka mid ahaa oo aan isdaahirin, sidaas daraaddeed reer Laawi shuqulkoodu wuxuu ahaa inay neefafka Kormaridda u gowracaan mid alla midkii aan nadiif ahayn, si ay iyaga Rabbiga ugu daahiriyaan.

Taariikhdii Labaad 30

Taariikhdii Labaad 30:15-18