Taariikhdii Labaad 30:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay kaceen oo waxay fogeeyeen meelihii allabariga oo Yeruusaalem dhex yiil iyo girgirayaashii fooxa lagu shidi jiray oo dhan, oo dhammaantood waxay ku dhex tuureen durdurkii Qidroon.

Taariikhdii Labaad 30

Taariikhdii Labaad 30:5-15