Taariikhdii Labaad 30:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed nimankii wargeeyska ahaa magaaloba magaalay u sii dhex mareen dalkii reer Efrayim iyo kii reer Manaseh oo dhan, iyo xataa ilaa kii reer Sebulun, laakiinse iyaga waa lagu qoslay, waana lagu majaajilooday.

Taariikhdii Labaad 30

Taariikhdii Labaad 30:1-20