Taariikhdii Labaad 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba guriga hortiisana wuxuu ku sameeyey laba tiir oo mid kasta dhererkiisu yahay shan iyo soddon dhudhun, oo mid kastana taajkii saarnaa wuxuu ahaa shan dhudhun.

Taariikhdii Labaad 3

Taariikhdii Labaad 3:13-17