Taariikhdii Labaad 29:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu iyagii ku yidhi, Reer Laawiyow, i maqla, oo haddeer isdaahiriya, oo waxaad kaloo daahirisaan guriga Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin, oo nijaastana ka bixiya meesha quduuska ah.

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:1-8