Taariikhdii Labaad 29:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qurbaannadii la gubayay oo shirku keenayna tiradoodu waxay ahayd toddobaatan dibi, iyo boqol wan, iyo laba boqol oo baraar ah, oo intaasoo dhanna waxaa Rabbiga loogu keenay qurbaanno la gubo.

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:24-33