Taariikhdii Labaad 29:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Boqor Xisqiyaah iyo amiirradii ayaa reer Laawi ku amreen inay Rabbiga ammaan ugu gabyaan erayadii Daa'uud iyo kuwii Aasaaf kii wax arkaha ahaa. Oo waxay ammaan ku gabyeen iyagoo faraxsan, oo intay madaxa foororiyeen ayay Ilaah caabudeen.

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:29-32