Taariikhdii Labaad 29:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo orgidii qurbaanka dembiga ahaydna boqorkii iyo shirkii hortooda ayay u soo dhoweeyeen, oo gacmahoodii ayay korka ka saareen,

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:16-30