Taariikhdii Labaad 29:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Boqor Aaxaas intuu boqor ahaa weelashii uu xoorxooray markuu xadgudbay dhammaantood waannu wada diyaarinnay oo waannu daahirinnay, oo bal eeg, waxay hor yaalliin meesha allabariga ee Rabbiga.

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:10-22