Taariikhdii Labaad 29:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Eliisaafaanna waxaa ka kacay Shimrii iyo Yecuu'eel, oo reer Aasaafna waxaa ka kacay Sekaryaah iyo Matanyaah.

Taariikhdii Labaad 29

Taariikhdii Labaad 29:12-14