Taariikhdii Labaad 28:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana foox buu ku shiday dooxadii ina Hinnom, oo carruurtiisiina dab buu ku dhex gubay, sidii ay ahayd karaahiyadii quruumihii Rabbigu ka eryay reer binu Israa'iil hortooda.

Taariikhdii Labaad 28

Taariikhdii Labaad 28:1-7