Taariikhdii Labaad 28:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo imminka waxaad ku talo jirtaan inaad hoosaysiisaan dadka Yahuudah iyo dadka Yeruusaalem si ay idiinku ahaadaan niman addoommo ah iyo naago addoommo ah, laakiinse miyaanay jirin xadgudubyo aad idinkuba ku xadgudubteen Rabbiga Ilaahiinna ah?

Taariikhdii Labaad 28

Taariikhdii Labaad 28:9-20