Taariikhdii Labaad 26:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu baxay oo reer Falastiin la dagaallamay, oo wuxuu dumiyey derbigii Gad, iyo derbigii Yabneh, iyo derbigii Ashdood, oo wuxuu magaalooyin ka dhisay waddankii reer Ashdood iyo reer Falastiin dhexdoodaba.

Taariikhdii Labaad 26

Taariikhdii Labaad 26:1-11