Taariikhdii Labaad 26:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cusiyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray lix iyo toban sannadood, oo laba iyo konton sannadoodna Yeruusaalem buu boqor ku ahaa, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Yekaalyaah tii reer Yeruusaalem.

Taariikhdii Labaad 26

Taariikhdii Labaad 26:1-6