Taariikhdii Labaad 26:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Boqor Cusiyaahna tan iyo maalintii uu dhintay wuxuu ahaa barasle, oo isagoo baras qaba ayuu joogi jiray guri gaar ah, waayo, wuu ka go'ay gurigii Rabbiga, oo wiilkiisii Yootam ayaa reerka boqorka u talin jiray, isagoo dadkii dalka degganaa u gar qaybinaya.

Taariikhdii Labaad 26

Taariikhdii Labaad 26:12-23