Taariikhdii Labaad 26:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Cusiyaah cadhooday, oo gacantana waxaa ugu jiray idan uu doonayay inuu foox ku shido; oo markuu wadaaddadii u cadhooday ayaa baras wejiga ka soo baxay, isagoo wadaaddadii hor jooga oo guriga Rabbiga ku jira oo girgirihii fooxa dhiniciisa taagan.

Taariikhdii Labaad 26

Taariikhdii Labaad 26:11-23