Taariikhdii Labaad 25:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu qaatay dahabkii iyo lacagtii oo dhan, iyo weelashii guriga Ilaah laga helay oo Cobeed Edoom la yiil oo dhan, iyo khasnadiihii guriga boqorka, oo dadna cudhaadh ahaan buu u kaxaystay, markaasuu Samaariya ku noqday.

Taariikhdii Labaad 25

Taariikhdii Labaad 25:15-28