Taariikhdii Labaad 25:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Amasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah tashaday, oo wuxuu u cid diray Yoo'aash oo ahaa ina Yehoo'aaxaas ina Yeehuu oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil, oo wuxuu ku yidhi, Car kaalay aynu iska hor nimaadnee.

Taariikhdii Labaad 25

Taariikhdii Labaad 25:11-22