Taariikhdii Labaad 25:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed ayaa Rabbiga cadhadiisii Amasyaah aad ugu kululaatay, markaasuu nebi u soo diray, kaasoo ku yidhi, War maxaad u doonatay dadyowga ilaahyadooda, kuwaasoo aan dadkoodii gacantaada ka samatabbixin?

Taariikhdii Labaad 25

Taariikhdii Labaad 25:8-22