Taariikhdii Labaad 24:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay shaqaalihii shaqeeyeen, oo shuqulkiina gacantoodii buu ku hagaagay, oo gurigii Ilaahna waxay ka dhigeen siduu ahaan jiray, wayna adkeeyeen.

Taariikhdii Labaad 24

Taariikhdii Labaad 24:9-14