Taariikhdii Labaad 23:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed dadkii waddanka oo dhammu way wada reyreeyeen, oo magaaladiina way xasilloonayd, oo Catalyaahna ayay seef ku dileen.

Taariikhdii Labaad 23

Taariikhdii Labaad 23:11-21