Taariikhdii Labaad 23:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay ku soo wada wareegeen dalkii Yahuudah, oo magaalooyinkii dalka Yahuudah oo dhan waxay ka soo wada urursadeen kuwii reer Laawi iyo madaxdii qolooyinka dadka Israa'iil oo waxay wada yimaadeen Yeruusaalem.

Taariikhdii Labaad 23

Taariikhdii Labaad 23:1-6