Taariikhdii Labaad 23:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna dadkii oo dhammu waxay tageen gurigii Bacal, oo way dumiyeen, oo meelihiisii allabariga iyo sanamyadiisiiba way wada burburiyeen, oo Mataan oo ahaa Bacal wadaadkiisiina waxay ku dileen meelihii allabariga hortooda.

Taariikhdii Labaad 23

Taariikhdii Labaad 23:13-21