Taariikhdii Labaad 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkii Yeehuu xukunka ku soo dejinayay reerkii Axaab wuxuu helay amiirradii dalka Yahuudah iyo Axasyaah walaalihiis wiilashii ay dhaleen oo Axasyaah u adeegaya, markaasuu iyagii laayay.

Taariikhdii Labaad 22

Taariikhdii Labaad 22:1-11