Taariikhdii Labaad 22:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wuxuu ku socon jiray taladoodii, wuuna raacay Yehooraam ina Axaab oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil inay Xasaa'eel oo ahaa boqorkii Suuriya kula diriraan Raamod Gilecaad, oo reer Suuriyana Yooraam bay dhaawaceen.

Taariikhdii Labaad 22

Taariikhdii Labaad 22:1-11