Taariikhdii Labaad 22:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Axasyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo afartan sannadood, oo Yeruusaalemna sannad ayuu boqor ku ahaa, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Catalyaah ina Coomrii.

Taariikhdii Labaad 22

Taariikhdii Labaad 22:1-11