Taariikhdii Labaad 21:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee Rabbigu ma uu doonaynin inuu baabbi'iyo reerkii Daa'uud, maxaa yeelay, axdi wuu la dhigtay, oo wuxuu u ballanqaaday inuu isaga iyo carruurtiisa had iyo goorba laambad siiyo.

Taariikhdii Labaad 21

Taariikhdii Labaad 21:6-12