Taariikhdii Labaad 21:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigii waa iska socday, oo laba sannadood dabadood waxay noqotay in xiidmihiisii la soo dhacay cudurkii uu qabay daraaddiis, oo wuxuu u dhintay cudurro xunxun. Oo dadkiisiina isaga dab uguma ay shidin siday awowayaashiis dab ugu sharfi jireen oo kale.

Taariikhdii Labaad 21

Taariikhdii Labaad 21:10-20