Taariikhdii Labaad 21:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddaba sidaas daraaddeed bal eeg, Rabbigu belaayo weyn ayuu ku dhufan doonaa dadkaaga, iyo carruurtaada, iyo naagahaaga, iyo xoolahaaga oo dhanba.

Taariikhdii Labaad 21

Taariikhdii Labaad 21:6-15