Taariikhdii Labaad 21:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yehooshaafaadna wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yehooraam.

Taariikhdii Labaad 21

Taariikhdii Labaad 21:1-3