Taariikhdii Labaad 20:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taas dabadeedna Yehooshaafaad oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah xidhiidh buu la yeeshay Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil kaasoo shuqulkiisii aad iyo aad u xumaa,

Taariikhdii Labaad 20

Taariikhdii Labaad 20:32-36