Taariikhdii Labaad 20:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu dadkii la tashaday ayuu doortay kuwii Rabbiga u gabyi lahaa oo ammaani lahaa iyagoo dhar quduus ah qaba oo ciidanka hor socda oo leh, Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, naxariistiisu weligeedba way waartaa.

Taariikhdii Labaad 20

Taariikhdii Labaad 20:15-22