Taariikhdii Labaad 20:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ruuxii Rabbigu wuxuu ku soo degay Yaxasii'eel ina Sekaryaah, kaasoo ahaa ina Benaayaah, oo ahaa ina Yecii'eel, oo ahaa ina Matanyaah, oo reer Aasaaf ahaa, oo reer Laawi ka sii ahaa, isagoo shirka ku dhex jira.

Taariikhdii Labaad 20

Taariikhdii Labaad 20:13-22