Taariikhdii Labaad 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse bal yaa isaga guri u dhisi kara, maxaa yeelay, samada iyo samada samooyinkuba isaga ma qaadi karaan? Bal markaan guri u dhisayo, yaan ahay anigu, inaan hortiisa foox ku shido oo keliya mooyaane?

Taariikhdii Labaad 2

Taariikhdii Labaad 2:4-14