Taariikhdii Labaad 19:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase ahaatee waxyaalo wanaagsan baa lagaa helay, maxaa yeelay, waxaad dalka ka saartay geedihii Asheeraah, oo qalbigaagana waxaad u diyaarisay inaad Rabbiga doondoonto.

Taariikhdii Labaad 19

Taariikhdii Labaad 19:1-8