Taariikhdii Labaad 18:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii saraakiishii gaadhifardoodku ay Yehooshaafaad arkeen ayay isku yidhaahdeen, Kanu waa boqorkii dalka Israa'iil. Markaasay ku leexdeen inay la diriraan aawadeed, laakiinse Yehooshaafaad wuu qayliyey, oo Rabbiguna wuu caawiyey, oo Ilaah baa iyagii ka ceshay.

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:22-33