Taariikhdii Labaad 18:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii dalka Israa'iil wuxuu Yehooshaafaad ku yidhi, Anigu waan ismidab qarinayaa oo dagaalkaan dhex gelayaa, laakiinse adigu dharkaaga xidho. Oo boqorkii dalka Israa'iil wuu ismidab qariyey oo dagaalkuu dhex galay.

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:21-33