Taariikhdii Labaad 18:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Sidqiyaah ina Kenacanaah intuu Miikayhuu u soo dhowaaday dhabanka ku dhuftay, oo wuxuu ku yidhi, War ruuxii Rabbigu xaggee buu iga maray inuu kula hadlo?

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:21-27